Xubno qirtay in ay katirsan yihiin Al Shabaab oo xukun dil ah lagu riday (Magacyada+Sawirro)

Maxkamada ciidamada qalabka sida ee maamulka Puntland ayaa maanta xukun dil ah ku riday koox shabakad ah oo qirtay in ay katirsan yihiin Al Shabaab ,kuwaa oo ka howlgalayay magaalada Boosaaso. Ragan xukunka dilka lagu riday oo afar ahaa ayaa qirtay in ay xubno ka yihiin Al Shabaab , waxa ay sidoo kale maxkamada horteeda … Continue reading Xubno qirtay in ay katirsan yihiin Al Shabaab oo xukun dil ah lagu riday (Magacyada+Sawirro)